Guddoomiyeyaasha iyo Hoggaaminta Maamulka Maxkamadaha Deegaanka

Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenada Maxkamadda Guud ee Deegaanka, Guddoomiyeyasha Maxkamadaha Sare ee Gobolada, Madaxafiiseedyada Maxkamadda Guud iyo Agaasinnada Waaxaha kala duwan ee Maamulka Shaqaalaha

Hogaanka Sare ee Maxkamadda Guud

Mud. C/kariin Axmad Adan
Guddoomiyaha

Mud. C/kariin Axmad Adan

Gud. Maxkamadda Guud ee DDS

Wuxuu hogaamiyaa maamulka guud ee garsoorka, siyaasadda hay'adaha, ballaadhinta maxkamadaha, iyo xeeladaha dib-u-habaynta garsoorka ee dhammaan maxkamadaha Deegaanka Soomaalida.

Mud. C/kariin Axmad Maxamud
Guddoomiye Ku-xigeenka

Mud. C/kariin Axmad Maxamud

Gud. Kuxigenka Maxkamadda Guud

Wuxuu maamulaa jadwalka fadhiyada apelaatada, iskudubaridka qaybaha maxkamadda, iyo kormeerka shaqada garsoorayaasha.

Mud. N/A
Guddoomiye Ku-xigeenka

Mud. N/A

Gud. Kuxigenka Maxkamadda Guud

Wuxuu gacan ka geystaa hawgallada garsoorka gobolka, isku-duwidda maamulka, iyo taageerada dacwadaha apelaatada.

Golaha Maamulka Garsoorka & Organ-ka Kormeerka

Maamulka & Anshaxa

Waa golaha sharciga ah ee dhowra maamulka shaqaalaha garsoorka, dhaqangelinta anshaxa, magacaabista garsoorayaasha, iyo nidaaminta edbinta maamulka ee dhammaan maxkamadaha.

Waajibaadka Golaha

  • Muddakaraynta musharixiinta garsoorayaasha iyo soo jeedinta magacaabista.
  • Dhaqangelinta xeerarka anshaxa garsoorka iyo ka jawaabista kvg-yada anshax-marinta.

Taageerada Maamulka

  • Xoghaynta Joogtada ah ee Maamulka Garsoorka oo qaabilsan qabashada codsiyada maamulka iyo kaydinta faylashada.

Madaxafiiseedyada Maxkamadda Guud

Mud. Khaliif C/Raxmaan Mohamed

Mud. Khaliif C/Raxmaan Mohamed

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Af-dheer
Mud. Fatxi Jibriil Ibrahin

Mud. Fatxi Jibriil Ibrahin

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Doollo
Mud. C/llahi Cali Gaani

Mud. C/llahi Cali Gaani

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Jarar
Mud. C/fataax Max'd Axmad

Mud. C/fataax Max'd Axmad

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Shabeele
Mud. Axmad Ismaacil Max'd

Mud. Axmad Ismaacil Max'd

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Siiti
Mud. C/raxmaan Xasan Ismaacil

Mud. C/raxmaan Xasan Ismaacil

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Erar
Mud. Carab Cabdulle Digaale

Mud. Carab Cabdulle Digaale

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Daawa
Mud. C/raxmaan xaaji Maxamuud

Mud. C/raxmaan xaaji Maxamuud

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Faafan
Mud. Nimcaan Caddoosh Ibrahin

Mud. Nimcaan Caddoosh Ibrahin

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Liibaan
Mud. C/qafaar C/llahi xasan

Mud. C/qafaar C/llahi xasan

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Nogob
Mud. Cabdi Cumar Aabi

Mud. Cabdi Cumar Aabi

Gud. Maxkamadda Sare ee Gobolka Qorraxay

Hogaanka Xafiisyada Garsoorka

Mudane Maxamad C/raxmaan Ismaacil

Mudane Maxamad C/raxmaan Ismaacil

Madaxa Xafiiska Maamulka Garsoorka
Mudane C/wahaab Xasan Jigre

Mudane C/wahaab Xasan Jigre

Madaxa Xafiiska Isbadalka & Dibu- habaynta
Mudane Mahdi C/llahi Cabdi

Mudane Mahdi C/llahi Cabdi

Madaxa Xafiiska Maamulka Qareenada Dawliga ah
Mudane Maxamuud C/qaadir Warsame

Mudane Maxamuud C/qaadir Warsame

Madaxa Xafiiska Dhexdhexaadinta

Agaasinada Waaxaha Maamulka Shaqaalaha

Mudane Maxamuud Cumar Xuseen

Mudane Maxamuud Cumar Xuseen

Agaasinka Waaxda Maamulka & Horrumarinta Cuduudda Shaqaalaha
M/wo Nimco Aadan

M/wo Nimco Aadan

Agaasinka Waaxda Arrimaha Haweenka iyo Caruurta
Mudane Xasan C/llaahi Maxamad

Mudane Xasan C/llaahi Maxamad

Agaasinka Waaxda Xidhiidhka & Arrimaha Dadweynaha
Mud. C/wahaab Axmad Maxamuud

Mud. C/wahaab Axmad Maxamuud

Agaasinka Waaxda Xisaabaadka, iibka & Maamulka Hantida
Mud. Maxamad-Amiin xusen Aw-cali

Mud. Maxamad-Amiin xusen Aw-cali

Agaasinka Waaxda Qorshaynta, Qimanta iyo Dabagalka
Mud. C/llaahi Max'd Axmad

Mud. C/llaahi Max'd Axmad

Agaasinka Waaxda Hantidhawrka Gudaha
Mud. N/A

Mud. A/N

Agaasinka Waaxda ICT
Mud. Caarif Yuusuf Axmad

Mud. Caarif Yuusuf Axmad

Agaasinka Waaxda Diwaanada Guud

Geeska Maamulka & Silsilada Warbixinta

Habbka awoodda garsoorku u usocoto guud ahaan maxkamadaha dhexe iyo maamullada gobollada:

1
Hogaanka Sare ee Maxkamadda Guud

Go'aan-gaadhista ugu sareysa oo ay hogaamiyaan Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Kuxigeenadu.

2
Maamulka Garsoorka

Golaha sharciga ah ee maamula magacaabista, anshaxa, iyo heerarka shaqaalaha.

3
Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Gobollada

Maamulka garsoorka ee gobollada oo dhan.

4
Maxkamadaha Degmooyinka (Darajada Kowaad)

Adeegyada garsoorka ee heer degmo iyo maamulka hawgallada maalin laha ah.

Ogaysiis Maamul: Wixii xidhiidh rasmi ah, codsiyo maamul oo garsoor, ama su'aalo ah, fadlan u soo hagaaji Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Guud oo ku yaalla Xarunta Dhexe ee Maxkamadda Guud ee Jigjiga.

Scroll to Top