Hoggaamintii hore ee garsoorka iyo Hoggaaminta hadda

Guddomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka hadda, Guddoomiye ku xigeenadi hore soo maray maxkamadda guud ee Deegaanka

Hoganka Hada

Sawirka Guddoomiyaha
Guddoomiyaha Hada 2026 – Hada

Mudane C/kariin Axmad Aadan

Gudoomiyaha Maxkamadda Guud ee Deegaanka Soomaalida
Farriinta Guddoomiyaha:

"Maxkamaduhu waa tiir kamid ah saddexda tiir ee Dawladdu ka kooban tahay, waxayna u aasaasan yihiin ilaalinta xuquuq-wadareedka iyo kuwa shaqsi ahaaneed ee lagu dammaanad qaaday dastuurka Dalka iyo kan Dawlad Deegaanka, Xalinta khilaafaadka ka dhex abuurma shaqsiyaadka kala duwan iyo bixinta go’aan caddaaladeed oo ku salaysan sharciga iyo sidoo kale, xaqiijinta sarreynta sharciga. Waa hay'ad uu xil iyo waajibaad culus ka saaran yahay u adeegidda bulshada, sugidda sarreynta sharciga iyo u hogaansanaantiisa.

Inkastoo hay’addu ay marxalado qallafsan iyo hagardaamooyin dhinacyo kala geddisan oo curyaamiyay kala kulantay nidaamyadi tali ee hore, hase-ahaate waxaa dalka iyo deegaankaba ka dhacay isbeddel mug-weyn oo bog cusub u furray bulshada Deegaankeena Soomaalida. Waxaana lagu yagleelay nidaam dawli oo rasmiya, islamarkaana kala saaray saddexdi hay’adood ee dawladda oo kala madax-bannaan, waxaana yool cad laga dhigtay turxaan bixinta iyo xal waara u raadinta dhibaatooyinkii soo jirenka ahaa ee dhinacyada kaabayashi adeega garsoorka, dhinaca dib-u-habaynta nidaamka adeeg-bixinta & shuruucda shaqo, xaqiijinta madax-bannaanida iyo dhex-dhexaadnimada Maxkamadaha Deegaanka. Iyadoo ay suurogashay in natiijooyin wax ku ool ah oo dhinac walba leh muuqdaan, soona if-baxeen ififaale iyo dib-usoo noolaansho hay’adeed.

Si haddaba loo xaqiijiyo mabda'a madax-baannida iyo dhex-dhexaadnimada, waxay Maxkamadda Guud ku hawlan tahay dadaalo qotodheer oo dhidibada loogu aasayo madax-bannaanida & isla xisaabtanka garsoorka, iyadoo la sameeyay isbaddal & dibu-habayn balaadhan oo dhinacyo badan taabanaya oo looga go’leeyahay xaqiijinta hay'ad garsoor oo ka madax-banaan faragelin kasta oo kaga iman karta hay’adaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahaynba. Garsoorkuna inta ay gudanayaan waajibaadkooda shaqo ahaadaan kuwo u hogaansama sharciga iyo damiirkooda oo kaliya, islamarkaana ka madax-bannaan faragalin kasta, iyaga oo leh la xisaabtanka ficilkooda shakhsi ahaaneed iyo weliba shaqadooda xirfad ahaaneed."

Sawirka Guddoomiye Ku-xigeenka
Guddoomiye Ku-xigeenka Hada 2025 – Hada

Mudane C/kariin Axmad Maxamuud

Gudoomiye Ku-Xigeenka Maxkamadda Guud ee Deegaanka Soomaalida
Farriinta Guddoomiye Ku-xigeenka:

"Taageerida maamulka wax ku oolka ah ee caddaaladda waxay u baahan tahay kor-joogteyn adag oo lagu sameeyo hawlaha maxkamadaha apelaatada, hufnaanta socodsiinta kiisaska, iyo kartida shaqaalaha. Waxaan u taagannahay ilaalinta anshaxa xirfaddeed ee sare iyo taageerida heer sare oo dhanka maamulka ah ee dhammaan qeybaha garsoorka deegaanka."

Gudoomiyayaasha soo maray maxkamada guud

Cali Baaruud Sh.Axmed

Mudane C/kariin Axmad Aadan

Guddoomiyaha Hadda
Guddoomiyaha Hada
Cali Baaruud Sh.Axmed

Cali Baaruud Sh.Axmed

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
Mawliid Kaasow Axmed

Mawliid Kaasow Axmed

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
C/Laahi Siciid Cumar

C/Laahi Siciid Cumar

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
C/laahi Maxamuud Cabdi (Ugaas)

C/laahi Maxamuud Cabdi (Ugaas)

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
Ismaaciil Sh.Maxamed (Jamarti)

Ismaaciil Sh.Maxamed (Jamarti)

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
C/Laahi Aadan Dhaqane

C/Laahi Aadan Dhaqane

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
Khadiir C/raxmaan Axmed

Khadiir C/raxmaan Axmed

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
C/xakiin Muxumed Cabdi

C/xakiin Muxumed Cabdi

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
C/Naasir Maxamed C/Laahi

C/Naasir Maxamed C/Laahi

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
Maxamed Guuleed

Maxamed Guuleed

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
Maxamed Macalin Yuusuf

Maxamed Macalin Yuusuf

Hoggaankii Hore ee Garsoorka
Madaxii Hore
Scroll to Top